Waraysi ku saabsan Mucjisooyinka Quraanka iyo lambar 19. By: C.shakuur Heersare
Waraysigan oo ku saabsan Mucjisooyinka Quraanka iyo xidhiidhka ka dhexeeya qur’aanka iyo lambar 19. Waxa waraysiga qaaday Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare), waxaana uu waraysiga ka qaaday Ibraahim Xamari. Waana waraysi aad kaga bogan doontaan mucjsida ku duugan LAMBARKA 19.