Bringing the Somali community together

Bringing the Somali community together

MADAXWAYNAHA CUSUB EE JAMURUIYADDA SOMALILAND

HANBALYO DHAMAAN SHACAB WAYNAHA REER SOMALILAND  MADAXWAYNAHA CUSUB MR MUUSE BIIXI

iyadoo aynu soo marnay muddadii u  danbaysay marxalado fara badan loona ololaynayey sidii loo dooran lahaa Madax wayne cusub ayaa dhamaan ummadda reer somalialnd  u Dareereen meelihii laga Codayn lahaa dhamaan Daafaha dalka magaalo iyo miyiba si ay u doortaan Madax waynaha Musaqbalka , taas u dhacday  Xaq iyo Xaalaha,, tartankaas dheer ee ay umaddu soo martay ayayey aakhirkii ku doorteen madaxwayne u qalma , kaasoo ah nin ay aad u hubaan inuu noqon karo hogaamiye Umadadeed, isagun fagaarayaal badan ka dhiibtay codkiisa una muujiyey karaankiisa iyo kartidiisa inuu hanan karo inuu isu soo taago madaxwaynaha musaqbalka dalka somaliland, kaas oo ah niniska huba xilka aya ummadu u dooratay , hana nin geed dheer iyo geed gaaban ba u soo maray inu ka noqdo madaxwayne dalaka ,, isagoo tariilkhdii uu soo maray ee dheerayd uu ahaa nin u soo dagaalamay ummadda uu doonayo inuu u noqdo Hogaamiye ummadeed. waan ninka ku guulaysatay waa mujaahid Mr MUUSE BIIXI CABDI,, HANBALYO HANBALYO HABNALAYO

 

Blog HANBALYO

 

Review are closed.

About

This unique website brings together the two most powerful tools available on the web, directory search and social media. Habeen iyo maalin is an innovative approach to bring together both the Somali diaspora and those resident back in their homeland.

Subscriber

If you did like to stay updated with all our latest news please enter your e-mail address here

Your Email (required)

Translate »