Bringing the Somali community together

Bringing the Somali community together

Countdown for live streaming

-234Days -22Hours -43Minutes -4Seconds

Somali News

  • Shaqaala saarnaa Markab oo lagu afduubtay dalka Nigeria
    on September 23, 2018 at 4:44 am

    Wararka ka imanaya dalka Nigeria ayaa shegaya in koox burcad badeed ah ay afduubteen shaqaala saarnaa markab. […]

  • Iiraan oo dalalka gacanka carbeed ku eedeeysay weerar ka dhacay Ahvaz
    on September 23, 2018 at 4:34 am

    Hogaayiha ruuxiga ah ee dalka Iiran, Ayatollah Khamenei ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday meel ay gaado ka cayaar kus oo bandhigayeen militariga Koonfurta galbeed ee dalkaasi uu ahaa weerar lala xiriirinayo saaxibada ama xulufada uu Mareykanka ku leeyahay gobolka. […]

  • Yuusuf Daba-geed oo markale loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Hiiraan
    on September 23, 2018 at 3:40 am

    Madaxweynaha ayaa xilka guddoomiyaha Hiraan ka qaaday Cabdullaahi Axmed Macalin Sufurow […]

  • Maraykanka oo weerar ku qaaday Waqooyiga Kismaayo
    on September 22, 2018 at 4:29 pm

    Duqaymo dhanka cirka ah oo ay qaadeen militariga Maraykanka ayaa lagu dilay 18 kamid ah mintidiinta alshabaab kadib markii ciidamo Soomaali ah iyo kuwo maraykan ah lagu weeraray Koonfurta Soomaaliya, sida maanta oo sabti ah uu sheegay taliska Maraykanka ee Afrika. […]

  • Qaraxyo ka dhacay Muqdisho
    on September 22, 2018 at 3:44 pm

    Laba qarax ayaa ka dhacay isgoyska dabka ee Magaalada Muqdisho , qaraxyadan ayaa ahaa kuwo lagu xiray laba baabuur oo la sheegay in mid kamid ah uu lahaa Prof Yaxye Shiikh Caamir oo kamid ah dadka magaca ku dhex leh bulshada rayidka ah. […]

Latest Classifieds

Popular Videos

About

This unique website brings together the two most powerful tools available on the web, directory search and social media. Habeen iyo maalin is an innovative approach to bring together both the Somali diaspora and those resident back in their homeland.

Subscriber

If you did like to stay updated with all our latest news please enter your e-mail address here

Your Email (required)

Translate »